Bogga Hore

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Ku soo-dhawoow Wikipedia

Insaykalobeedhiya xorta ah e qofwalbana wax ka bedeli karo

Wikipedia Soomaaliga waxaa ku jirta 8,193 maqaal, Hubi gaarista ama habka mobilka
Link=Wikipedia:Maqaallo Xul Ah Maqaal Xul ah
Kitaabka Quraanka

Quraan () waa kitaabka Alle ﺍﻟﻠﻪ (s.w.t) ku soo dejiyay Nebi MaxamedMohamed peace be upon him.svg (n.n.k.h), kaas oo ku qoran luuqada carabiga. Kitaabka Quraanka wuxuu saldhig u yahay diinta Islamka dhamaanteed. Quraanka kariimka ah waa hadalka Ilaahay (ﺍﻟﻠﻪ) kaas oo malaga Jibriil u soo gudbin jirey Nebi MuxamedMohamed peace be upon him.svg (n.n.k.h) wakhti 23 sano ah, oo ku bilaabmaysa Diisembar 22keedii sanadkii 609 C.D (Ciise Dabadii), wakhtigaas oo nebigu ahaa 40 jir ilaa markii taariikdhu ahayd 632 Ciise Dabadii, oo ku beegan sanadkii Nabi Maxamed Mohamed peace be upon him.svg (n.n.k.h) geeriyooday. Sidaa diinta Islaamku sheegtay kitaabka Quraanku waa midka ugu sareeya kitaabyada ee Ilaahay ka ilaalinayo khaladka iyo musuqmaasuqa isla markaana hogaan iyo hanuunin u ah dhamaan aadamaha ku nool dunida.

Kitaabka Quraanka waxaa loo kala saaraa, guud ahaan, labo qeybood oo kala ah Makki (oo ah Quraanka ku soo dagay Nebiga Mohamed peace be upon him.svg intii uu magaalada Makkah joogay) iyo Madani (oo ah Quraanka ku soo dagay Nebi MuxamedMohamed peace be upon him.svg wakhtigii uu magaalada Madiina deganaa). Intaasi kuma eeka qeybaha Quraanku ee waxaa kitaabku u sameeysan yahay nidaam loo yaqaano suurado, kuwaasi oo loo sii kala saaro aayado. Quraanku wuxuu ka kooban yahay boqol toban iyo afar Suuradood kuwaasi ooy ugu horeeyso suurada Al Faatixa (mahnaheedu tahay fur-furitaan ama "bilaabid") oo ka samaysan 7 aayadood ilaa laga gaadho suurada 114 ee Al-Naas (macnaheedu yahay dadka) oo ka kooban 6 aayadood.

Kitaabka Quraanka ah dhexdiisa waxaa ku xusan dhamaan taariikhda, nolosha, tilmaamida iyo hogaanka, wixii horey u dhacay, waxa dhici doona, nolosha dunida, nolosha aakhiro, maalinta qiyaame iyo xisaabta, iyo dhamaan macluumaadka nooleha. Sidoo kale, Ilaahay (s.w.t) wuxuu ugu tallo-galay in kitaabku noqdo mid hogaamiya nolosha dadka. Suurad kasta iyo aayad kasta oo ka mid ah kitaabka Quraanka Kariimka ahi wax ayay tilmaamaysaa isla markaana faraysaa ama ka reebaysaa dadka.

Wadajirka Quraanka iyo Xadiisku waa sharciga saxda ah ee Alle ugu tallo galay in aadamahu isku maamulaan, waxaana loo yaqaanaa Sharciga Shariicada. Intaasi waxaa dheer, Quraanka oo lagu akhrinayo luuqada carabiga ayaa waxa la akhriyaa wakhtiga la tukanayo salaadaha. Qofka xafida 114ta Suuradood ee Quraanka waxaa loo yaqaanaa Xaafid. Jiijiidida iyo qurxinta codka marka la akhrinayo Quraanka waxaa loo yaqaanaa towjiid. Si kastaba ha ahaatee, bisha Ramadaan dadka muslimiinta ahi waxay dhamaystiraan akhrinta dhamaan Quraanka ayagoo ku tukanaya salaada tarawiixda. (SII AQRI)

Link= Waa maxaay Wikipedia ?
---Qaabka aad wax uga bedeleyso FG. Luqada waa english

Wikipedia (loogu dhawaaqo ˌwiˑkiˈpidi.ə). Waa bar laga helo Web-ka oo ah Qaamuus qoran. Waxaa qorey dad iskood ugu qora luuqadadooda oo aan dawlad ama haayadi diran. Qofkwalba oo guriga khatka internetka ku heysta, yaqaanana sida loo isticmaalo wuu ka qeybqaadan kaaraa Qaamuuskan oo sidii cilmi Soomaaliga ku qoran loo soo gelin lahaa halkan. Arintan oo la bilaabay 2001 Ingiriiskuna (english) ugu horeysey ayaa waxaa ku xigey luuqado badan oo kuwa ugu waaweyn ay yihiin Jarmal , Faransiis , Isbanish iyo Talyaani.

Taariikhdu markii ay ahayd 18/01/2012 ayaa waxa hawada ka baxay wikipedia laakiinse isla maalin ka bacdiba waa ay ku soo noqotay hawada.

Wararka WikiDhacdooyinka Hadda iyo dheeraad...

Link=Wikipedia:Hooyga Maqaal abuur

Link= Sawirka Maanta

Shilin SoomaaliWaa lacagta laga isticmaalo dalka Soomaaliya inta aan ka eheen gobolada woqooyi galbeed. Lancagta shilinka Soomaaliga ah Waxaa bangiga dhexe soo saartay taariikhda marka ee eheed 1962dii. Markii hore waxaa la isticmaali jiray lacagta talyaaniga. Ilaa iyo hadda ma jiro lacago lagu sarrifo karo 1000 kaas aad ujeedaa asiga ayaa ugu yer uguna weyn.

Shilin SoomaaliWaa lacagta laga isticmaalo dalka Soomaaliya inta aan ka eheen gobolada woqooyi galbeed. Lancagta shilinka Soomaaliga ah Waxaa bangiga dhexe soo saartay taariikhda marka ee eheed 1962dii. Markii hore waxaa la isticmaali jiray lacagta talyaaniga. Ilaa iyo hadda ma jiro lacago lagu sarrifo karo 1000 kaas aad ujeedaa asiga ayaa ugu yer uguna weyn.

Link= Soo Bandhig Sawirkaada Xulka ah

Link= Xusuusta Wikipedia
Maanta Oo Kale
Flag of South Africa.svg

Xusuusta dhacdooyinka maanta

Xusuusta Dhacdooyinka Maanta :

Kuwa ugu muhiimsan Xusuusta dhacdooyinka sanadkaan - Maalmaha sanadkaan oo dhan

Link= Maahmaahyo
waxaa la yiri aqoon la'aan waa iftiin la'aan

maahmaayada oo dhameystiran

Qeybaha maqaalada Wikipediaha
Nuvola apps kdmconfig.png
Cilmiga aanan sayniska ahayn

Cilminafsi · Taariikh · Luqadaha · Cilmiga bulshada 

Nuvola apps edu languages.png
Siyaasad iyo bulsho

Ganacsi · Waxbarasho · Joornaalo · Gaadiidka · Beeraha · Dagaalada · Caafimaadka · Dowladaha

P religion world.svg
Diin

Diimaha · Mutolojiyada

Nuvola apps kcoloredit.png
Hiddo iyo dhaqan

Gabayada · Filimaanta · Muusig

Nuvola apps kalzium.png
Saynis

Bayoloji · Fiisigis · Kimisteri · Juquraafi · Xisaab · Cilmidayax . Xiddigis

Nuvola apps display.png
Teknooloji

Elektaroonig · Internet · Kumbuyuutarada

Nuvola apps atlantik.png
Ciyaaraha iyo madadaalada

Teleefishinka · Ciyaaraha

Nuvola filesystems folder font.png
Kuwa kale

Kalandar · Shaqsiyadaad · Waqti

Mashruucyo qaraabo la'ah Wikipedia
Wikipedia waxaa maamula urrur aanan faa'ido raadinnin oo ah Urrurka-Wikimedia, kaasoo maamula mashruucyokale oo xor ah kuna saleeysan luqado kala gedisan:
Wiktionary-logo-en.png WikiQaamuus
Qaamuus
Wikibooks-logo.svg Wikikirjasto
Buugaag bilaash ah
Wikiquote-logo.svg Wikisitaatit
Sitaattikokoelmia
Wikisource-logo.svg Wikiaineisto
Vapaiden tekstien arkisto
Wikispecies-logo.png Wikispecies
Lajien luettelo
Wikinews-logo.svg Wikinews
Warrarka
Commons-logo.svg Commons
Feylasha guud
Wikimedia-logo.svg Meta-Wiki
Hagida guud ee mashruucyada Wikimedia

Wikipediyahaan waxaa ku qoran Af-Soomaali. waxaa la bilaabay 2001, hadda waxaa ku jirto in kabadan 8,193 oo maqaal. Luqadaha kale oo ugu waa weyn hoostaan ee ku tixanyihiin

All