Wiki

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Wiki iyo WikiWiki macnahoodu wuxuu yahay qoraalo-hyperka ah ama sameyntooda barnaamijyada loo isticmaalo.

”Wiki wiki” waa dhaqso luqada Hawayga, qorida maqaalada iyo fududaanta wax ka belkooda sida dhasida leh waa waxyaabaha uu ay wiki-teknoolojida ay caanka ku tahay. Boga cusub looma baahna in qofkale loo diri ama fasax la'siiyo intii aanan la'soo daabicin ka hor.