Baariis

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Paris - Eiffelturm und Marsfeld2.jpg

'Baariis'Paris}}) ama loo yaqaano magaalada iftiinka, . Waa magaalo madaxda dalka Faransiiska. Baariis waxay ukala qeybsantahay 20 xaafadood, shacabka neh waxee gaarayaan, ilaa 14 milyan oo qof. xaafadkastaana waxa ay u qaybsantaa afar qaybood waxa magalada maamula maayarka dawlada hoose waxa ay kutaalaa Baariis wabiga siin waxa ay leedahay laba gagi diyaradeed oo kal ah (Paris-Charles de Gaulle Airport, iyo Beauvais-Tillé Airport) baariis wax ladeho ma jirto waxaa weeyaan paris wexeena ku taala frans. waa magalada dunida ugu dalxiska badan sanadihi,2000 waxa paris dalxis u yimi in ka badan 30 milyan o dalxisyal ah wa magalada jacaylka waxay can ku tahay raxada iyo cadarada waxa ku yala musiyamka calamka ugu wayn Louvre o u yalo,sawir gacmedka qaliga ah e Mona Lisa

Champs-Elysées, vue de la Concorde à l'Etoile.jpg
























































































sido Kale fiiri[wax ka badal | wax ka badal xogta]