Template:Main page/so

From mediawiki.org
Jump to navigation Jump to search
This page is a translated version of the page Template:Main page and the translation is 84% complete.

MediaWiki waa madal iskaashi iyo diiwaan galin oo ay kuu soo bandhigayaan bulsho firfircoon

Barnaamijka MediaWiki waxaa adeegsada tobanaan kun oo bogga internetka iyo kumanaan shirkado iyo urruro ah. Waxay ka shaqaysiisaa Wikipedia iyo waliba mareegtan. MediaWiki waxay kaa caawin inaad urruriso ood habayso aqoon isla markaana u bandhigto shacabka. Waa mid awood badan luqado badan, bilaasha oo furan, la balaadhin, bad badali karo oo lagu kalsoon yahay isla markaana bilaash ah. Wax badan ka ogoow iyo hadii MediaWiki uu kuubfiican yahay.

Bilow oo ka shaqaysii MediaWiki

Soo saar oo balaadhi koodhka

Miyaad ku cusub tahay samaynta koodhka?

Horay miyaad u tahay xirfadle?

Caawimo hel oo wax ku darso

News

2021-12-15
Security MediaWiki 1.35.5, 1.36.3 and 1.37.1 security releases are now available.
2021-11-18
Release MediaWiki 1.37.0 is now available.

Warar dheeraad ah F icon.svg Twitter logo blue.png