Seattle

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Kani waa maqaal ku saabsan magaalada Seattle ee wadanka Maraykanka.
Siyaatal, Washington
Space Needle002.jpg
Farasmagaalaha Seattle ee Buurta Queen Anne
Nickname(s): 
Caasimad Qaaliga / Caasimada Sare / Caasimada Roobka
Motto(s): 
Caasimada Ubaxa / Caasimada Wanaaga
King County Washington Incorporated and Unincorporated areas Seattle Highlighted.svg
Deegaanka Seattle ee King County iyo Gobolka Washington
Wadanka Maraykanka
Deegaanka Washington
County King
Dowlada Hoose Diisamber 2, 1869
Dowlada
 • Nuuca Xafiiska Duqa-Degmada
 • Body Golaha Degamada Siyaatal
 • Duqa-Magaalada Ed Murray
 • Mayar Ku Xigeen Hyeok Kim iyo Kate Joncas
Bedka
 • Caasimad 369.2 km2 (142.5 sq mi)
 • Land 217.2 km2 (83.87 sq mi)
 • Water 152.0 km2 (58.67 sq mi)
 • Metro
21,202 km2 (8,186 sq mi)
Joogga
0–158 m (0–520 ft)
Tirada dadka
 • Caasimad 608,660
 • Estimate 
(2014)[2]
668,342
 • Rank US: 20aad
 • Cufnaanta dadka 3,077/km2 (7,969/sq mi)
 • Urban
3,059,393 (US: 14aad)
 • Metro
3,671,478 (US: 15aad)
Magac kale Seattleite
Aag saacadeed UTC-8 (PST)
 • Xagaa (DST) UTC-7 (PDT)
ZIP Kodhyada
Furaha 206
FIPS code 53-63000
Aqoonsiga GNIS 1512650[4]
Website www.seattle.gov

Seattle, Siyaatal (Listeni/ætəl/ see-AT-əl) waa magaalo xeebeed, deked iyo caasimada gobolka Washington iyo fadhiga dowlada King County ee wadanka Maraykanka. Magaalada Siyaatal waa mida ugu weyn gobolka Washington iyo deegaanada Pacific Northwest ee xiga galbeedka wadanka Maraykanaka; waxaana ku dhaqan magaaladan tiro dad ah oo dhan 668,342 taasi oo ka dhigeysa magaalada ugu koritaanka badan wadanka Maraykanka.[5]

Intaasi waxaa dheer, marka la isku daro magaalda Siyaatal iyo nawaaxigeeda (deegaanada hoos tega magaaladan) ayaa waxaa ku dhaqan bulsho dhan 3.6 milyan, taasi oo Siyaatal ka dhigeysa deegaanka 15aad ee ugu weyn dalka Maraykanka.[6] Caasimada Siyaatal waxay ku fidsan tahay deegaan xad la leh Badweynta Baasifikada, harada Washington iyo wadanka Kanada oo ka xigta waqooyi. Badweynta Baasific oo ku xidhan qaarada Aasiya ayaa waxay u suurtogelisay magaalada Siyaatal ineey noqoto goob ganacsi iyo deked aad u mashquul badan; taasi oo ka dhigeysa magaaladan dekeda 8aad ee ugu weyn dekedaha wadanka Maraykanka iyo tan 9aad ee ugu mashquulka badan qaarada Waqooyiga Ameerika.[7]

Taariikh ahaan, deegaanka ay ku taalo magaalada Siyaatal waxaa ku dhaqnaan jirey dadka loogu yimid dhulka ee loo yaqaano Hindida Cas ("Red Indian") kuwaasi oo ku noolaa deegaankaasi wakhti ka badan 40,000 sano ka hor intii aanay iman gumeystihii reer Yurub.[8] Markii ugu horeeysay taariikhda casriga ah waxaa deegaankaasi tegay nin sahamiye ahaa oo la odhan jirey Arthur A. Denny iyo koox uu hogaaminayay markii taariikhdu ahayd Noofembar 13, 1851.[9] Kooxdan waxay deegaanka maanta ah magaalada Siyaatal ka abaabuleen magaalo; waxaana magaca "Seattle" la bixiyey sanadkii 1852 ayadoo loogu magac-daray mid ka mid ah caaqilada Hindida cas ee ka soo jeeday qabiilka "Duwamish" iyo "Suquamish". Waxyaabihii ugu horeeyay ee laga aasaaso magaalada Siyaatal waxaa ka mid ahaa wershadaha iyo dhismaha maraakiibta; kuwaasi oo qarnigii 19aad noqday kuwo macaash badan oo magaalada Siyaatal iyo gobolka Washington ku xidha Gobolka Alaska iyo dunida inteeda kale. Ganacsiga, waxsoo saarka wershadaha iyo dhismaha maraakiibtu waxay ka dhigeen Siyaatal mid ka mid ah 25ka caasimadood ee ugu awooda badan wadanka Maraykanka horaantii qarnigii 20aad wakhtigaasi oo aad u kortay ama balaadhatay magaalada Siyaatal.[10]

Farasmagaalaha Siyaatal iyo nawaaxiga xeebta.[11]

Si kastaba ha ahaatee, dhaqaalo xumadii ku dhacday dalka Maraykanka sanadihii 1930kii ee loo yaqaanay "Great Depression" ayaa si xun u burburiyay dhaqaalihii iyo kobocii magaalada Siyaatal. Ayadoo aad ula taag daran dhaqaalo xumadaas aya waxa ugu biiray Dagaalkii Labaad ee Aduunka kaasi oo dhabarka ka jebiyay awooda iyo ganacsiga magaalada. Si kastaba ha ahaatee, sanadihii 1980kiii ayaa waxaa magaalada laga dhisay shirkado waaweyn oo ganacsi kuwaasi oo aad u soo qaaday dhaqaalaha magaalada. Shirkadha ay magaalada Siyaatal saldhiga u tahay waxaa ka mid ah Amazon.com, Microsoft, iyo T-Mobile US oo ah shirkado caalami ah oo dunida dhan laga isticmaalo waxyaabaha ay soo saaraan. Intaasi wixii ka dambeeyay magaalada Siyaatal waxay samaysay koboc xaga dhaqaalaha iyo awooda ah.

Guud ahaan, caasimada Siyaatal waxay caan ku tahay ganacsiga, dalxiiska xeebaha, heesaha, dhaqanka dadka Hindida Cas, iyo waxyaabo kale oo badan.[12]


Taariikhda[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Sawir-gacmeed dagaalkii Hinida Cas iyo gumeystihii Yurubiyaanka sanadkii 1895kii.

Taariikh ahaan, deegaanka ay ku taalo magaalada Siyaatal waxaa ku dhaqnaan jirey dadka loogu yimid dhulka ee loo yaqaano Hindida Cas ("Red Indian") kuwaasi oo ku noolaa deegaankaasi wakhti ka badan 40,000 sano ka hor intii aanay iman gumeystihii reer Yurub.[8]

Muuqaaladii ugu horeeyay ee magaalada Siyaatal

Markii ugu horeeysay taariikhda casriga ah waxaa deegaankaasi tegay nin sahamiye ahaa oo la odhan jirey Arthur A. Denny iyo koox uu hogaaminayay markii taariikhdu ahayd Noofembar 13, 1851.[13] Kooxdan waxay deegaanka maanta ah magaalada Siyaatal ka abaabuleen magaalo; waxaana magaca "Seattle" la bixiyey sanadkii 1852 ayadoo loogu magac-daray mid ka mid ah caaqilada Hindida cas ee ka soo jeeday qabiilka "Duwamish" iyo "Suquamish". Waxyaabihii ugu horeeyay ee laga aasaaso magaalada Siyaatal waxaa ka mid ahaa wershadaha iyo dhismaha maraakiibta; kuwaasi oo qarnigii 19aad noqday kuwo macaash badan oo magaalada Siyaatal iyo gobolka Washington ku xidha Gobolka Alaska iyo dunida inteeda kale. Ganacsiga, waxsoo saarka wershadaha iyo dhismaha maraakiibtu waxay ka dhigeen Siyaatal mid ka mid ah 25ka caasimadood ee ugu awooda badan wadanka Maraykanka horaantii qarnigii 20aad wakhtigaasi oo aad u kortay ama balaadhatay magaalada Siyaatal.[14]


Muuqaalka Magaalada[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Dhismayaasha dhaadheer ee magaalada Seattle

muuqaalka magaalada Siyaatal oo korka sare laga sawirey.

Magaalooyinka Maraykanka[wax ka badal | wax ka badal xogta]


Magaalooyinka Maraykanka Gobolada Isku Tegay ee Ameerika
Atlanta  · Austin  · Boston  · Baltimore  · Bloomington  · Kolumbus, Ohio  · Chicago  · Dallas  · Denver  · Detroit  · Houston  · Honolulu  · Kansas City  · Los Angeles  · Las Vegas  · Memphis  · Miami  · Minneapolis · New York  · Nashville  · Oakland  · Omaha  · Orlando  · Phoenix, Arizona  · Portland  · Philadelphia  · Rochester  · San Antonio  · Saint Paul  · San Diego  · Seattle  · San Fransisko  · Washington D.C


Gobolada Maraykanka Gobolada Isku Tegay ee Ameerika
Alabama  · Alaska  · Arizona  · Arkansas  · Delaware  · Florida  · Fermont  · Firjiniya  · Houston  · Gobolka Joorjiya  · Gasiirada Rhode  · Galbeedka Firjiniya  · Hawaii  · Idaho  · Illinois  · Indiana  · Iowa · Kansas  · Kentucky  · Kalifornia  · Kolorado  · Konektikat  · Koonfur Karolina  · Koonfur Dakota  · Louisiana  · Maine  · Maryland  · Massachusetts  · Mishiigan  · Minnesota  · Mississippi  · Missouri  · Montana  · Nebraska  · Nevada  · Hampshire Cusub  · Jersey Cusub  · Meksiko Cusub  · New York (gobol)  · Ohio  · Oklahoma  · Oregon  · Pennsylvania  · Tennessee  · Tegsas (Texas)  · Utah  · Wyoming  · Washington (gobol)  · Waqooyi Karolina  · Waqooyi Dakota

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. Documentation[create]

    . United States Census Bureau http://factfinder2.census.gov/faces/nav/jsf/pages/index.xhtml. Soo qaatay December 19, 2012.  Maqan ama ebar |title= (caawin)

  2. Documentation[create]

    . United States Census Bureau http://www.census.gov/popest/data/cities/totals/2014/SUB-EST2014-3.html. Soo qaatay May 21, 2015.  Maqan ama ebar |title= (caawin)

  3. Documentation[create]

    . USPS http://zip4.usps.com/zip4/citytown.jsp. Soo qaatay December 11, 2008.  Maqan ama ebar |title= (caawin)

  4. cite gnis|id=1512650|name=Seattle
  5. Documentation[create]

    Balk, Gene (May 22, 2014). "Nuqul Archive". FYI Guy. Waxaa laga kaydiyay the original Bisha Labaad 22, 2018. Soo qaatay Bisha Sagaalaad 4, 2015.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |access-date=, |archive-date= (caawin)

  6. Documentation[create]

    . United States Census Bureau http://www.census.gov/popest/data/metro/totals/2013/index.html. Soo qaatay June 14, 2013.  Maqan ama ebar |title= (caawin)

  7. Documentation[create]

    . Port of Seattle http://www.portseattle.org/About/Publications/Statistics/Seaport/Pages/default.aspx. Soo qaatay February 17, 2013.  Maqan ama ebar |title= (caawin)

  8. 8.0 8.1
    Documentation[create]
    To cite a news article with a credited author

    {{cite news |last= |first= |date= |title= |url= |work= |location= |access-date=}}

    Si aad u soo xigato maqaal war oo aan lahayn qoraa lagu ammaano

    {{cite news |author=<!--Staff writer(s)/no by-line.--> |date= |title= |url= |work= |location= |access-date=}}

    Si aad u soo xigato maqaal warar online ah oo la keydiyay

    {{cite news |last= |first= |date= |title= |url= |url-status= |work= |location= |archive-url= |archive-date= |access-date=}}

    Si aan u soo qaato maqaal war oo ku qoran af qalaad

    {{cite news |last= |first= |date= |title= |trans-title= |url= |language= |work= |location= |access-date=}}

    In la tixraaco oo la soo xigto maqaal war la kaydiyey oo la gooyay adeeg isku -darka macluumaadka oo u baahan rukumasho

    {{cite news |last1= |first1= |last2= |first2= |date= |title= |trans-title= |url= |url-status= |language= |work= |location= |archive-url= |archive-date= |access-date= |via= |quote=}}

    {{cite news |last1= |first1= |author-link1= |last2= |first2= |author-link2= |last3= |first3= |author-link3= |last4= |first4= |author-link4= |last5= |first5= |author-link5= |display-authors= |author-mask= |name-list-style= |date= |year= |orig-year= |title= |script-title= |trans-title= |url= |url-status= |format= |editor1-last= |editor1-first= |editor1-link= |editor2-last= |editor2-first= |editor2-link= |editor3-last= |editor3-first= |editor3-link= |editor4-last= |editor4-first= |editor4-link= |editor5-last= |editor5-first= |editor5-link= |display-editors= |department= |work= |type= |series= |language= |volume= |issue= |others= |edition= |location= |publisher= |publication-date= |agency= |page= |pages= |at= |no-pp= |arxiv= |asin= |bibcode= |doi= |doi-broken-date= |isbn= |issn= |jfm= |jstor= |lccn= |mr= |oclc= |ol= |osti= |pmc= |pmid= |rfc= |ssrn= |zbl= |id= |archive-url= |archive-date= |access-date= |via= |url-access= |lay-url= |lay-source= |lay-date= |quote= |postscript= |ref=}}
    Si aad u soo xigato maqaal war oo leh qoraa lagu ammaanay
    {{cite news
    | last         = 
    | first        = 
    | date         = 
    | title        = 
    | url          = 
    | work         = 
    | location     = 
    | access-date  = 
    }}
    
    Si aad u soo xigato maqaal war oo aan lahayn qoraa lagu ammaano
    {{cite news
    | author       =<!--Staff writer(s)/no by-line.-->
    | title        = 
    | url          = 
    | work         = 
    | location     = 
    | date         = 
    | access-date  =
    }}
    
    Si aad u soo xigato maqaal warar online ah oo la keydiyay
    {{cite news
    | last         = 
    | first        = 
    | date         = 
    | title        = 
    | url          = 
    | url-status   = 
    | work         = 
    | location     = 
    | archive-url  = 
    | archive-date = 
    | access-date  = 
    }}
    
    Si aan u soo qaato maqaal war oo ku qoran af qalaad
    {{cite news
    | last         = 
    | first        = 
    | date         = 
    | title        = 
    | trans-title  = 
    | url          = 
    | language     = 
    | work         = 
    | location     = 
    | access-date  = 
    }}
    
    Si aad u tixraacdo uguna soo xigato maqaal war la gooyay oo la keydiyay oo ku saabsan adeegga isu -geynta macluumaadka ee u baahan rukumasho
    {{cite news
    | last1        = 
    | first1       = 
    | last2        = 
    | first2       = 
    | date         = 
    | title        = 
    | trans-title  = 
    | url          = 
    | url-status   = 
    | format       = 
    | language     = 
    | work    = 
    | location     = 
    | archive-url  = 
    | archive-date = 
    | access-date  = 
    | via          = 
    | url-access   = 
    | quote        = 
    }}
    
  9. Documentation[create]

    Andrew Craig Magnuson (July 20, 2014). Andrew Craig Magnuson http://www.craigmagnuson.com/exact.htm. Soo qaatay September 27, 2014.  Maqan ama ebar |title= (caawin)

  10. Documentation[create]

    . U.S. Bureau of the Census http://www.census.gov/population/www/documentation/twps0027/tab14.txt. Soo qaatay November 16, 2011.  Maqan ama ebar |title= (caawin)

  11. Documentation[create]

    National Climatic Data Center. "Nuqul Archive". National Oceanic and Atmospheric Administration. Waxaa laga kaydiyay the original October 16, 2012. Soo qaatay November 7, 2010.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)

  12. Heylin, Clinton. Conongate. p. 606. ISBN 978-1-84195-879-8.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  13. Documentation[create]

    Andrew Craig Magnuson (July 20, 2014). Andrew Craig Magnuson http://www.craigmagnuson.com/exact.htm. Soo qaatay September 27, 2014.  Maqan ama ebar |title= (caawin)

  14. Documentation[create]

    . U.S. Bureau of the Census http://www.census.gov/population/www/documentation/twps0027/tab14.txt. Soo qaatay November 16, 2011.  Maqan ama ebar |title= (caawin)