Quebec

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Quebec waa gobolka labaad ee ugu weyn Kanada. Magaalooyinka waxaa ka mid ah Montreal, iyo Quebec City. Quebec waxay leedahay dad ah 8,164,361.[1] Deegaanka Quebec waa 1,356,128 kilomitir Square.

Flag of Quebec
Notre-Dame-des-Victoires 03
Baie éternité 07

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]