Xorta ah

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Sidoo kale fiiri "Xoriyad"

Xorta ah (Af-Ingiriis: free content) waa dhamaan noocyada kala duwan ee shaqo, xirfad, aqoon, cilmi, farshaxan, alifaad iyo noocyada kale ee shaqada taasi oo mulkiilaha (qofka xuquuqda iska leh) u ogol yahay in qof kasta u isticmaalo si ka faa'iideysi. Intaas waxaa dheer, akhbaarta ku jirta dhamaan xeedhasha xorta ah waa kuwo loo isticmaalo si bilaa lacag ah.[1][2] Fekradda xorta ah waa fekrad ku saabsan inaad wax allifi karto taasoo aan ku xirnayn shuruudo ama xakamayn.

Sidoo kale waxaa lagu soo koobaa howl kasta ee si gaar ah looleeyahay sida xuquudka qoraha, faafinta iyo mid dadka kawada dhaxeeysa.

astaanta xuquuqda qoraha

Tixraac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  1. Erik Möller, e.a. (2008). "Definition of Free Cultural Works". 1.1. freedomdefined.org. Retrieved 2015-04-20. 
  2. Stallman, Richard (November 13, 2008). "Free Software and Free Manuals". Free Software Foundation. Retrieved March 22, 2009.